Background

Abdisalam Abdulle (Garjeh)

My name is Abdisalam and I'm currently livining in Ashburn, VA, 30 miles north of Washington, DC. I was born in a town, located in central Somalia, I grew up in Mogadishu, went to Jowhar American Menniote Mission high school. After completing the Secondary education, I went to former Soviet Union - Odessa, Ukraine for Military Officer Academy. I became a civil servant and worked for the defunct Somali Airlines. In the earily years of 1980's, I studied Business Administration at State University of New York, College at New Palz, NY. From Mid 1980's to 1991, I was a tax administator official at Ministry of Finance and Revenue until the start of the Somali civil war. Spent a decade living as refugee in the Netherlands and from 2002 up until now, I live in Virginia and I'm an information technology specialist (Senior SAN Engineer), currently working for US National Archive and Records Administration, located in College Park, MD.

Taariikh Nololeed

Magacayga waxaa la yiraahdo Abdisalam, waxaan ku noolahay magaalada Ashburn, VA, waxay 30 mile waqooyiga kaga taal magaalo madaxada Washington, DC. Waxaan ku dhashay magaalo ku taal bartamaha Soomaliya. Waxaan ku koray Mogadishu. Dugsiga sare waxaan ka dhigtay iskoolkii Mennonite ee Mareykanka ee ku yaalay Jowhar. Kadib waxaan tabar sarkaalnimo u tagey dawladii loo yaqaanay Midowga Sofyeetiga, gaar ahaan magaaladii "Odessa - Ukraine". Waxaan dabaadigii 70-kii noqday shaqaale dawlo u shaqeeya shariikadii Somali Airlines ee burburtay. Horaantii 80-kii waxaan wax ku bartay wadanka Mareykanka, Jaamacada la yiraahdo "State University of New York, College at New Paltz, NY", Waxaan ku takhasusay cilmiga "Business Administration" Laga bilaabo sanadkii 1985 ilaa 1990 markii dagaalka sokeeye bilaabmay, waxaan ka noqday sarkaal ama maamule canshuurta iyo dakhliga ee wasaaradii maaliyada iyo lacagta. 10 sanno ayaan ku noolaa dalka Holland Magaalada Groningen anigoo ah qaxooti dagaalkii sokeeye ka soo cararay. Laga bilaabo sanadkii 2002 waxaan ku noolahay gobolka Virginia, waxaan hadda u shaqeeya hay'ad dawladeed ee la yiraahdo "US National Archive and Records Administration ee ku taal magaalada College Park, MD, hawsheyda gaarkaa waxay tahay "Information Technolgy Specialist (Senior SAN Storage).